Sahra Maxamed Khaliif, oo ah gabar da' yar oo Soomaaliyeed, ayaa ka mid noqotay xubnaha baarlamaanka golayaasha deegaanka dalka Biljamka oo dhawaan doorashadiisa ay dhacdey. from VOA https://ift.tt/2PJwME4 via IFTTT
No comments:
Post a Comment