Kooxda AC Milan ayaa marki ugu horreysay tan iyo inti uu billowday xilli ciyaareedka cusub gaartay kaalinta afraad kaddib marki ay xalay 2-1 uga badisay kooxda Geona. from VOA https://ift.tt/2CRTFln via IFTTT
No comments:
Post a Comment