Monday, November 5, 2018

Ninka qaba Asia Bibi oo codsi u diray Trump

Ninka qaba haweeney kirishtan ah, oo sideed sano xabsi ku yaalla dalka Pakistan ugu jirtay eedeymo la xiriira inay aflagaadeysay nebi Muxamed NNKH ayaa ka codsaday madaxweyne Donald Trump inuu magan-galyo siiyo.

from VOA https://ift.tt/2RBqpmP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment