Booliska dalka Australia ayaa sheegay maanta oo Jimca ah in nin Soomaali ah uu mindi ku weeraray saddex qof, magaalada Melbourne, isagoo mid ka mid ah dilay, ka hor inta aysan boolisku toogan. from VOA https://ift.tt/2JP2bmu via IFTTT
No comments:
Post a Comment