Wednesday, January 9, 2019

Al-Bashiir oo ku gacan seeray inuu is-casilo

Madaxweynaha Sudan ayaa ku gacan seeray baaqyo soo kordhaya oo looga dalbanayo inuu is-casilo, waxaana uu sheegay inuu diyaar u yahay oo kaliya  inuu xukunka ku wareejiyo hab doorasho.

from VOA http://bit.ly/2FlkbEW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment