Amran Xuseen Maxamed Nuur Maracade, waa gabar 18 sano jir ah oo hadda dhamaysey waxbarashada dugsiga sare. Amran waxa ay gashay kaalinta 1-aad ee dugsigii sare ee ay ka dhiganeysay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, taasina waxa ay dhaxalsiisey inay hesho deeq waxbarasho oo ay ka hesho mid ka mid ah Jaamacaddaha ugu sareeyo dalka Mareykanka oo ah Columbia University. Qoyskeeda ayaa qirey Amran dadaalkii badnaa ay soo gashey inay tani u tahay abaal-gudkeeda. Amran, waxey ayada iyo aabaheeda u warameen Sahra Cabdi Axmed, Amran ugu horeyntii waxey ka jawaabeysaa dareenkeeda sidey u aragto deeqdan ay heshay?
from VOA http://bit.ly/2C8aLtj
via IFTTT
Tuesday, January 8, 2019
Amran Xuseen oo heshay jaamacadda Columbia
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment