Friday, January 4, 2019

Barcelona oo raadineysa Koulibalyde

Wararka ka imanaya dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda kubadda cagta Barcelona ee dalka Spain ay aad u daneyneyso in ay iibsato laacibka difaaca uga ciyaara Napoli Kalidou Koulibaly.

from VOA http://bit.ly/2SCwyQX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment