Thursday, January 10, 2019

Dab Qabsaday Suuqa Bakaaraha

Waxaa laga cabsi qabaa in hanti ballaadhan ay ku basbeeshay dab xalay qabsaday qaybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdishu. Dabkaasi ayaa la damiyey 2-dii subaxnimo ee saaka oo Jimce ah

from VOA http://bit.ly/2TKpkKN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment