Milatariga dalka Gabon ayaa maanta qaaday isku day afgambi oo ka dhan ah dowladda dalkaas, kaasi oo goor dambe ay dowladda sheegtay in la fashiliyey. from VOA http://bit.ly/2QrrooY via IFTTT
No comments:
Post a Comment