Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyattta ayaa sheegay in weerarkii dhimashada lahaa ee lagu qaaday dhisme hotel iyo xafiisyo oo ku yaalla magaalada Nairobi uu soo geba-geboobay. from VOA http://bit.ly/2Hgq0WZ via IFTTT
No comments:
Post a Comment