Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa uga digay Turkiga inay wajihi doonto burbur dhaqaale haddii ay weerarto kooxda Kurdish-ka dalka Suuriya, marka ay ciidamada Mareykanka ay halkaas ka baxaan. from VOA http://bit.ly/2HazpPv via IFTTT
No comments:
Post a Comment