Ugu yaraan 7 askari oo ka tirsan booliska dalka Ciraaq ayaa ku geeriyooday weerar uu qof naftii hure ah ku qaaday bar koontarool oo ay ciidamada ku leeyihiin koofurta Ciraaq. from VOA http://ift.tt/2hGepOC via IFTTT
No comments:
Post a Comment