Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarkii sanadka cusub lagu qaaday baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kaasi oo lagu dilay 39 qof. from VOA http://ift.tt/2iYPKKj via IFTTT
No comments:
Post a Comment