Bishan aynu ku jirno ee Janaayo, waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka qabsoomaan doorashooyinka guddoonka baarlamanka, ku xigeenadiisa iyo tan Madaxweynaha Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2iyXZdb via IFTTT
No comments:
Post a Comment