Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa maanta gelinka dambe lagu dhaarin doonaa Ilhaan Cumar oo noqotay gabdhii ugu horraysay ee Soomalai ah ee ka mid noqota Aqalka Sharcidejinta Gobolka. from VOA http://ift.tt/2hOy7v3 via IFTTT
No comments:
Post a Comment