Wednesday, October 4, 2017

Barcelona oo Ka Gadoodsan Dowladda Spain

Barcelona, ayaa ku biireysa gadood sameyn ka dhan ah dowladda Spain, taas oo ku aaddan tallaabooyinkii ay dowladdu kaga jawaabtay intii ay socotey codeyntii madax bannaanida Catalonia.

from VOA http://ift.tt/2hLWGex
via IFTTT

No comments:

Post a Comment