Difaaca Paris Saint-Germain, Layvin Kurzawa, ayaa laga saaray liiska xulka dalka Faransiiska kulamada ay Faransiiska la dheeli doonaan xulalka dalka Bulgaria iyo Belarus, is reeb reebka koobka adduunka. from VOA http://ift.tt/2xgVJBW via IFTTT
No comments:
Post a Comment