Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in boqortooyada Sacuudiga ay ugu deeqday lacag gaareysa 50 milyan oo dollar. Hadalkan ayaa waxaa sheegay Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. from VOA http://ift.tt/2ylrtGe via IFTTT
No comments:
Post a Comment