Tuesday, October 3, 2017

Maxkamadda Sare ee Galmudug oo Go'aan soo Saartay

Maxkamadda ayaa shaacisay inay sharci tahay xil ka qaadistii saddexda mas'uul ee ugu sarraysa maamulkaasi ee kala ah Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf, Ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carrabey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir.

from VOA http://ift.tt/2yG0Mry
via IFTTT

No comments:

Post a Comment