Barnaamijka Matida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti Ilyaas Muuse Dawaale oo ka hadlaya suuqa xorta ah ee dhawaan Djibouti laga furay from VOA https://ift.tt/2u7sZae via IFTTT
No comments:
Post a Comment