Xulka dalka Croatia ayaa u soo gudbay Semifinalaha koobka kubadda cagta adduunka ee Ruushka ka soconaya, kadib markii ay ka adkaadeen waddankii marti galinayay tartankan. from VOA https://ift.tt/2NAB0x9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment