Tuesday, October 9, 2018

Danjire Nikki Haley oo is-casishay

Aqalka Cad ayaa ku dhawaaqay in danjirihii Mareykanka u joogtay Qaramada Midoobay Nikki Haley ay xilkaasi ka dagi doonto dhawaan.

from VOA https://ift.tt/2ILYlKC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment