Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay: Xadgudubyada loo geysto Haweenka. Waxaa ku marti ah Batuulo Sh. Axmed Gabballe, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka. from VOA https://ift.tt/2yaneLL via IFTTT
No comments:
Post a Comment