Friday, October 5, 2018

FBI-da oo soo afjartay baaritaanka Kavanaugh

Hay'adda FBI-da ee dalkan Mareykanka ayaa soo gagabaysay baadhitaan ay ku samaysay garsoore Brett Kavanaugh oo madaxaweynaha Maraykanka Donald Trump uu usoo magacaabay inuu ka mid noqdo sagaalka garsoore ee Maxkamadda Sare ee dalkan.

from VOA https://ift.tt/2zTzPV7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment