Tuesday, October 2, 2018

Mareykanka oo duqeyn ku dilay sagaal Shabaab ah

Militariga Mareykanka ayaa sheegay inay ugu yaraan sagaal mintidiin Shabaab ah ay ku dileen duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Koonfurta Soomaaliya, taasi oo la fuliyey kadib markii Shabaabka ay weerareen ciidamada dowladda Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2QoU0zp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment