Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey dagaallo u dhexeeyey maleeshiyaad is-ababaulay iyo maleeshiyada ururka Al-Shabab. Dagaalladan ayaa ka socday gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. from VOA https://ift.tt/2OwSjCK via IFTTT
No comments:
Post a Comment