Dhanka Spain, haddii aanu aadno, kooxda Real Madrid ayaa dhuuqsatay kaalinta saddexaad, kaddib marki ay xalay 3-0 ku garaacday kooxda Athletic Bilbao. Saddexda goolba waxaa wada dhaliyay Karim Benzema. from VOA http://bit.ly/2IAAHU3 via IFTTT
No comments:
Post a Comment