Madaxda Puntland ayaa ka dalbaday hay'adaha garsoorka dedejinta kiisaska la xiriira kufsiga, si looga hortago falalka kufsiga iyo dilka is wata ee ku soo badanaya Puntland. from VOA http://bit.ly/2G5T1Rd via IFTTT
No comments:
Post a Comment