Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dadaallada ay Soomaaliya ku dooneyso in caalamka uu uga cafiyo deymaha lagu leeyahay. Waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed. from VOA http://bit.ly/2P9cQuX via IFTTT
No comments:
Post a Comment