Gool caaqibo lahaa oo uu xalay Mohamed Salah ayaa ka caawiyay kooxdiisa Liverpool in ay dib ugu soo laabtaan hogaanka horyaalka Ingiriiska ee Premier League, ka gadaal marki ay 2-0 ku dubteen Chelsea. from VOA http://bit.ly/2DgjAlZ via IFTTT
No comments:
Post a Comment