Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay Baaritaano ku hayaan cidii ka dambeysay dilkii loo geystey Labo dhalinyaro ah oo midkood uu wadey gaadiidka Bajaajka markii dilkiisa uu dhacayey from VOA http://bit.ly/2X3Pk5k via IFTTT
No comments:
Post a Comment