Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa diley nin lagu eedeyay in uu bamgacmeed ku weeraray saldhigga ciidamada booliska ee degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir xalay. from VOA http://bit.ly/2UGQJSL via IFTTT
No comments:
Post a Comment