Wednesday, April 24, 2019

Midowga Afrika oo dalbaday in 3 bil gudaheed maamul rayid ah laga her-galiyo Sudan

Qaar ka tirsan hoggaamiyayaasha Midowga Afrika oo ku shiray magaalada Qaahira ayaa saddex bilood ugu daray Golaha Milatariga Ku Meelgaarka ah ee dalka Suudaan inay xukunka ku wareejiyaan maamul rayid ah.

from VOA http://bit.ly/2DrEHC7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment