Wararka ka imanaya dalka Sudan ayaa sheegaya in gurigii uu deganaa madaxweynihii xilka laga qaaday Cumar al Bashiir laga dhex helay boqolaal milyan oo doolar oo guriga u taallay. from VOA http://bit.ly/2Vg7a80 via IFTTT
No comments:
Post a Comment