Monday, April 22, 2019

Mareykanka oo adkeeyay cuna-qabateynta Iran

Mareykanka ayaa maanta soo gaba gabeysay ogolaashihi uu dalalka qaar u ogolaaday in ay saliidda ka sii iibsan karaan dowladda Iran, taasoo hadda culeys dhaqaale oo xoog leh ku keeni doonto xukumadda Tehran.

from VOA http://bit.ly/2KW0kR7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment