Prof. Maxamed Mukhtaar oo taariikhda Afrika ka dhiga Jaamacadda Savannah State University ee Gobolka Georgia ee dalkan Maraykanka ayaa VOA ay ka wareysatay burburka Soomaaliya sida uu u saameeyay cilmi-baaristii Soomaalida.
from VOA http://bit.ly/2KTHQRb
via IFTTT
No comments:
Post a Comment