Monday, December 26, 2016

Al-Shabab iyo Xoolo Dhaqato ku Dagaalamay J/Hoose

Dagaal u dhaxeeya dad xoolo dhaqato ah iyo maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ayaa galabta ka dhacay deegaan lagu magacaabo Yaaq Bishaaro oo qiiyaastii 45 km dhanka galbeed uga beegan magaalada Kismaayo.

from VOA http://ift.tt/2hh2Ygc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment