Danjire Cali Saciid Faqi oo ah safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Brussels ayaa ka hadlaya su'aalaha la iska weydiinayo dilkii shalay loo gaystay danjirihii Ruushka u fadhiyay Turkiga Andrey Karlov iyo saamaynta uu ku keeni karo xiriirka Ruushka iyo Turkiga. Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayuu u warrmay.
from VOA http://ift.tt/2i6bpjk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment