Warar goor dhowayd naga soo gaadhay magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in toogasho ka dhacday Qasriga madaxtooyada agagaarkiisa halkaasi oo lagu dilay sarkaal ka tirsan taaliska Villa Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2iQ0gn1 via IFTTT
No comments:
Post a Comment