Thursday, December 29, 2016

Ban Ki-Moon oo Soo Dhaweeyey Dhaarinta Xildhibaanada Somalia

Xogahayaha guud ee QM Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyey dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka federaalka Soomaaliya, isaga oo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey 'guushan taraiikhiga ah.

from VOA http://ift.tt/2ikFYS8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment