Dhawaan ayaa waxaa ay burcada internetku jabsatey boga internetka ee shirkadda Yahoo, iyagoo heley xogaha malaayiin qof oo isticmaasha Iimeeylada iyo hababka kale ee isgaarsiinta ee shirkadu isticmaasho. from VOA http://ift.tt/2hUvkOc via IFTTT
No comments:
Post a Comment