Madaxweynaha Barack Obama ayaa Khamiistii cunaqabateyn kusoo rogay laba hey'adood oo kuwa sirdoonla ah oo uu Ruushku leeyahay, isaga oo dalka Mareykanka ka ceyriyey ilaa iyo 35 sarkaal oo Ruush ah. from VOA http://ift.tt/2ioORdz via IFTTT
No comments:
Post a Comment