Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka, waxa fiidkii Isniintii ka dhacay weerar loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada, kaas oo dad ka dukaameysanayay goob ku taalla magaaladaasi la jiirsiiyay. from VOA http://ift.tt/2hCcVbY via IFTTT
No comments:
Post a Comment