Xubnaha Madasha Hoggaanka Qaran ee Soomaaliya ayaa dib u dhigay fulinta 18 kursi oo dheeri ah oo ay horey u sheegeen ii lagu kordhiyey Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2hvxo1M via IFTTT
No comments:
Post a Comment