Taliye ku xigeen ka saddexaad ee ciidamada booliska Puntland oo dabley hubeysani ay dhaawac halis ah ugu geysteen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa geeriyooday. from VOA http://ift.tt/2gRmVio via IFTTT
No comments:
Post a Comment