Sunday, December 18, 2016

AMISON oo Gobolka Shabeellaha Hoose 11 oo Rayid ah ku Dishey

Sida uu VOA-da u xaqiijiyey gudoomiyaha Shabeellaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali oo loo yaqaan Najax, ciidamada AMISON ayaa labo goobbood oo kala duwan ku kala diley 6 iyo 5 ruux oo shacab ah.

from VOA http://ift.tt/2hPuS4r
via IFTTT

No comments:

Post a Comment