Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka ayaa sheegay in shirqoolki lagu dilay safiirki Ruushka u fadhiyey magaalada Ankara aysan dhaawici doonin xiriirka ka dhaxeeya labada waddan. from VOA http://ift.tt/2hZQVW5 via IFTTT
No comments:
Post a Comment