Wararka ka imanaya magaalada Baadheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in caawa fiidkii maleeshiyada Al-Shabab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka magaalada. Goobjoogayaal ku sugan magaalada ayaa VOA u sheegay in rasaas culus ay is weydaarsadeen ciidamada Kenya ee saldhigga ku sugan iyo maleeshiyada Al-Shabab. Ilaa haatan ma cadda khsaaraha iska horimaadkan
from VOA http://ift.tt/2tvMjMx
via IFTTT
No comments:
Post a Comment