Qarax miino kuwa dhulka la galiyo ah ayaa lagu dilay 3 askarta dowladda Soomaaliya ka tirsan, deegaan ilaa 8 Km dhinaca waqooyi ka xiga degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe. from VOA http://ift.tt/2t5DV6O via IFTTT
No comments:
Post a Comment