Urur goboleedka IGAD ayaa maanta ergay cusub u magacaabay arrimaha dalka Soomaaliya. Ergayga cusub ee IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo. from VOA http://ift.tt/2rqhkA2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment